Monday, June 9, 2008

Somali Podcast

Ku soo dhawada lanta afka Soomaaliga ee Codka Rajada oo aad ka dhageysan kartan barta internetka.
Barnamijyadeena iyo falaqeentoda waxad ka dhageysan kartan istudiyaha Nayroobi, Keenya. Haddii joogto qarada afrika, waxad inaga ka dhageysan kartan Mawjaadaha gaagaban. Wax aad hayso wax talo iyo tusaala ah fadlan inala soo xiriir. Ciwaankayagu waa: Codka Rajada S.B 42276 Nairobi, Kenya. Waxad ka loo inaga la soo xiriiri kartan emailkayagu oo ah: s o m a l i @awr.org ama MSNka :codkarajada@hotmail.com


AWR: Somali

↑ Grab this Headline Animator

No comments: